
Ra'iisul Wasaare Xamse oo Daah-furay Ololaha Qaran Ee Doorka Dhallinyarada ee dib-u-xoreynta iyo nabadeynta Dalka.
a'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku daah-furay ololaha Qaran ee Doorka Dhallinyarada ee dib-u-xoreynta iyo nabadeynta, munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo u xilsaaran jiheynta, abaabulka, iyo ka faa'iideysiga awoodda caabboon ee dhallinyarada Soomaaliyeed.









Qorshahan ayaa halku dheggiisu yahay "dhallinyaradu ha jebiyaan derbiga cabsida” maadaama ay yihiin awood dihan oo haddii si wanaagsan looga faa’iideysto horseedi karta horumar in laga gaaro dabargoynta cadowga.










Ra'iisul Wasaare Xamse oo Daah-furay Ololaha Qaran Ee Doorka Dhallinyarada ee dib-u-xoreynta iyo nabadeynta Dalka.
a'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku daah-furay ololaha Qaran ee Doorka Dhallinyarada ee dib-u-xoreynta iyo nabadeynta, munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo u xilsaaran jiheynta, abaabulk