
Ciidanka Xoogga oo hawlgal ay fuliyeen ku dilay 40 ka tirsan kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab
Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa in ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ku dilay deegaanka Ceel Qooxle oo qiyaastii 35KMT dhanka bari kaga beegan magaalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan, sida uu Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi.
Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka degaanka ayaa in ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ku dilay degaanka Ceel Qooxle oo qiyaastii 35KMT dhanka bari kaga beegan magaalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan,.
Ciidanka Xds oo haayay xogta weerarka Argagixisada ayaa nabadiidka gaarsiiyay jab xoogan iyada Ciidanka ayaa ku raad joogo Firxadka Maleeshiyaadka Argagixisada Alshabaab.
Ciidanka Xoogga oo hawlgal ay fuliyeen ku dilay 40 ka tirsan kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab
Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa in ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab ku dilay deegaanka Ceel Qooxle oo qiyaastii 35KMT dhanka bari kaga beegan magaalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan, sida uu Warbaahinta Ciidamad