Ciidanka XDS Oo La Wareegay Degaanka Labi-dulle

0
Saturday September 24, 2022 - 21:31:58 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka XDS Oo La Wareegay Degaanka Labi-dulle

    Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa xoreynta degaannada bariga gobolka Galgaduud ayaa galinkii dambe ee maanta si nabdoon kula wareegay deegaanka labi-dulle oo in ka yar 16km ujira magaalada Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud, kadib markii maleeshiyadka Al

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa xoreynta degaannada bariga gobolka Galgaduud ayaa galinkii dambe ee maanta si nabdoon kula wareegay deegaanka labi-dulle oo in ka yar 16km ujira magaalada Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud, kadib markii maleeshiyadka Al-Shabaab ay deegaankan isaga baxday saacado kahor.

Howlgalka oo ah mid aad u baaxad weyn ayay hoggaaminayeen Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo Madaxweynaha Galmudug oo ay furinta ku wehliyaan Xildhibaannada federaalka iyo Galmudug, kumatala degaannada howlgalkani ka socdo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip