Ciidanka Xoogga oo baab'iyay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo isku urursanayey deegaanka Sinadhaqo

0
Tuesday September 20, 2022 - 13:48:52 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga oo baab'iyay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo isku urursanayey deegaanka Sinadhaqo

    Ciidanka Xoogga dalka ayaa weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku Urursanayey deeganka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga dalka ayaa weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku Urursanayey deeganka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb.

Ciidanka ayaa weeraray ceelka Sinadhaqo oo ay kooxdu isku aruursaneeysay, waxaana hadda socda howl gal ballaaran oo ay iska kaashanayaan Ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka.

Waxaa la xaqiijiyay in uu jiro qasaaro xooggan oo kooxda Al-shabaab lagu gaarsiiyay weerarka maanta lagu qaaday.

Hawlgallada lagu cidhib tirayo kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ayaa ka socda Gobollada Galgaduud, Mudug iyo Hiiraan, iyadoo dagaalladii ugu dambeeyey jab xooggan loogu geystay kooxaha nabad-diidka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip