Ciidanka Kumaandooska GoGor oo dilay ku dhawaad 10 ka tirsan Maleeshiyaad Al-shabaab
			Afar xubnood oo ka tirsanaa agagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ka fuliyeen tuulooyinka Nuunaay, Nuun-garre iyo Tawakal oo u dhow degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose.                        
	
  Taliyaha ururka 7-aad ee guutada Gorgor Gaashaanle Maxamed Sheekh oo howlgalka hogaaminayay ayaa Idaacadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya u xaqiijiyay inay sidoo kale howlgalka ku burburiyeen Doon ay wabiga labadiisa dhinac isaga kala gudbi jireen Nabadiidka Al-Shabaab.
 
 0