Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kooxda Kubadda Cagta Horseed ugu hambalyeeyay Guusha horyaalka Somali Premier League.

0
Monday August 02, 2021 - 20:23:40 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kooxda Kubadda Cagta Horseed ugu hambalyeeyay Guusha horyaalka Somali Premier League.

    Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa Kooxda Horseed ugu hambalyeeyey hanashada horyaalka kubadda cagta ee Somali Premier League.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa Kooxda Horseed ugu hambalyeeyey hanashada horyaalka kubadda cagta ee Somali Premier League.

Taliyaha ayaa sheegay guusha naadiga horseed ay kasoo hoyiyeen horyaalka kubadda cagta dalka ay tahay guul usoo hoyatay dhamaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta 41-sano kaddib ku guuleysatay Horyaalka Soomaali Premier League xilli ciyaareedkan 2020-21.

Kooxda Cawo iyo Maalin ayaa loo caleemo saaray ku guuleysiga Horyaalka Soomaali Premier League kaddib markii naadiga dowladda hoose Muqdisho City Club, oo ay la ciyaari lahaayeen kulan kala bax ah (Paly off) ay soo xaadiri waayeen garoonka Eng. Yariisow.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip