Taliye Xijaar "Majiro Musharax aan u diidnay Warqadaha Dambi la'aanta iyo mid aan siinay".

0
Sunday August 01, 2021 - 19:25:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 25
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Xijaar "Majiro Musharax aan u diidnay Warqadaha Dambi la'aanta iyo mid aan siinay".

    Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda danbi la'aanta ah ee musharixiinta xildhibaanada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda danbi la'aanta ah ee musharixiinta xildhibaanada.

Taliye Xijaar ayaa sheegay in aan weli la bilaabin bixinta warqada danbi la’aanta ee loogu tala galay musharixiinta isagoo xusay in ay weli diyaarin ku jirto isla markaana si siman looga bilaabo doono Goboladda Dalka.

Taliye xijaar ayaa sidoo kale soo jeediyey in la baaro isla markaana ay warqada danbi la’aanta ah la yimaadan ergada qeybta ka noqonaayo doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip