Safiirka DFS u fadhiya Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas.

0
Monday April 05, 2021 - 16:59:56 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka DFS u fadhiya Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas.

    Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya u jooga Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Tababar u jooga dalkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya u jooga Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Tababar u jooga dalkaas.

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u jooga dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) oo uu wehliyo uqeybsanaa arrimaha Ciidanka ee Safaaradda General Maxbuub Xasan Cabaade ayaa kulan waxa ay la qaateen Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Tababar aqoon kororsi ah u joogay Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qatar.


Saraakiishan oo Tababarka soo dhamestay ayaa dhawaan ku soo noqon doonna dhulkooda hooyo .

Waxaana ay hormuud u noqon doonan dagaalka ka dhanka ah argagixisadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip