Xarun Tababar Oo Al-shabaab Kulahaayeen Jubada Hoose ayaa Duqeeyn Lagu Burburiyay.

1
Wednesday February 24, 2021 - 21:53:32 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarun Tababar Oo Al-shabaab Kulahaayeen Jubada Hoose ayaa Duqeeyn Lagu Burburiyay.

    Duqeeyntan oo galabta abaaro sagaal saac kadhacday degaanka Buurtra kuumba oo qiyaastii 12 kiilo mitir ujirta magaalada jamaame ee gobolka jubada hoose ayaa lagu burburiyay xarun kooxda argagixisada al-shabaab ay kutababarijireen maleeshiyaadkooda oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqeeyntan oo galabta abaaro sagaal saac kadhacday degaanka Buurtra kuumba oo qiyaastii 12 kiilo mitir ujirta magaalada jamaame ee gobolka jubada hoose ayaa lagu burburiyay xarun kooxda argagixisada al-shabaab ay kutababarijireen maleeshiyaadkooda oo halkaasi kutaalay.

Duqeeynta oo warar hordhac ah kasoo baxayaan ayaa waxaa lagu dilay 15 horjoogayaal iyo maleeshiyaad ah kuwaasi oo kusugnaa xaruntaasi tababarka oo lagu marin habaabinjiray maleeshiyaadka ay qaldaan ee dhibaatada kuhaya shacabka soomaaliyeed.

Duqeeynta ayaa waxaa iska kaashaday Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibadooda caalamka sida ay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee qeybta 43-aad.

Saraakiisha ayaa intaasi kudaray in meeydad iyo dhaawacyao farabadan oo ahaa maleeshiyaadkii lagu duqeeynyay xarunta tababarka lageeyay degmada jilib ee gobolka jubada dhexe.

Faah faahin dheerad kala soco snaradio

 

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip