Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo fashiliyay Qarax lala damacsanaa in lagu dhibaateeyo shacabka

0
Tuesday February 23, 2021 - 17:37:45 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo fashiliyay Qarax lala damacsanaa in lagu dhibaateeyo shacabka

    War kasoo baxay Taliska Ciidan Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ciidanka Booliiska ay fashiliyeen qarax is-miidaamin ahaa oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War kasoo baxay Taliska Ciidan Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ciidanka Booliiska ay fashiliyeen qarax is-miidaamin ahaa oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho.

"Abaarihii 11:25 AM, ayey Ciidanka Boliisku degmada Xamarweyne heleen xog ku saabsan Qof isku soo xiray walxaha qarxa oo doonaya inuu ku halligo Ummadda, ilaahay mahadiis ma u dhicin sidii uu rabay oo ciidanka ayaa eryaday, ka dibna Jaakadda ayuu iska tuuray oo qaraxday cid khasaare ka soo gaaray ma jirin”.

Taliska ayaa sheegay in wixii faah-faahin ah eek u saabsan dhacdadaasi ay la wadaagi doonaan Shacabka Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip