Taliyihii Hore ee CXDS oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka

0
Monday February 15, 2021 - 19:41:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Hore ee CXDS oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka

    Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Hambalyo u diray Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliya oo Maanta u dabaal dagay Sanad guuradii 61 Aad ee kasoo wareegtay Aas Aaskooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Hambalyo u diray Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliya oo Maanta u dabaal dagay Sanad guuradii 61 Aad ee kasoo wareegtay Aas Aaskooda.

General Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe waxa uu sheegay in ciidamada Cirka ay qeyb ka yihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Taliyihii hore ee  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Ciidamada Cirka ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 61 Aad ee  kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Cirka.

Ciidamada Cirka ayaa waxaa la Aas Aasay 15 Febraayo Sanadkii 1960 waxayna qeyb ka yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip