Kooxda Manchester United Oo Seddex Kamid A xiddigaheeda Kuwaa Oo Ingriiska U Dhashey Heshiis Kordhin U Sameyneysa (Haddaba Waa Kuwama Seddexdaasi??).

0
Tuesday March 24, 2015 - 11:58:50 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 2334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Manchester United Oo Seddex Kamid A xiddigaheeda Kuwaa Oo Ingriiska U Dhashey Heshiis Kordhin U Sameyneysa (Haddaba Waa Kuwama Seddexdaasi??).

    Kooxda Manchester United ee reer England ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso in heshiiska ay u kordhiso seddex kamid ah xiddigaheeda kuwaa oo u dhashey dalka ingriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Manchester United ee reer England ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso in heshiiska ay u kordhiso seddex kamid ah xiddigaheeda kuwaa oo u dhashey dalka ingriiska. Ashley Young, Phil Jones iyo weliba sidoo kale Chris Smalling ayeey Manchester United dooneysaa in ay heshiiska u kordhiso, madama uu dhawaan heshiiskooda dhacayo.

Si kastaba Macalin Van Gaal ayaa aad iyo aad ula dhacay xiddigahan tan iyo markii uu koxda yimid, waxaana uu maamulka sare ee kooxda iminka ku qanciyey in ay heshiiska u dheereyaan xiddigahan.

Manchester United ayaa waxaa ay sidoo kale dooneysaa in heshiis kordhin ay u sameyso xiddigaheeda kala ah Van Persie iyo weliba sidoo kale goolhaye De Gea kuwaa o heshiiskoodu u ka dhacayo sanadka danbe.

Todobaadkii hore ayeey aheyd markii uu Heshiiska u kordhiyey kooxdiisa Manchester United Carrick kaa oo hal sano o heshiis kordhin ah kooxda u sameyey.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip