Madaxda Qaranka oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Marxuum Seynab Xaaji Cali Baxsan

0
Monday October 19, 2020 - 18:22:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Qaranka oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Marxuum Seynab Xaaji Cali Baxsan

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ,Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha Maxkamadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ,Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamed Maxamuud (filish) iyo mas'uuliyiin kale ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Seynab Xaaji Cali Baxsan oo ku geeriyootay Muqdisho.

Madaxda Qaranka ayaa guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, bahda fanka iyo Ehelada Marxuum Seynab Xaaji Cali Baxsan uga tacsiyadeeyay geerida ku timid, waxaana ay Alle uga baryeen in uu janadii fardowza ahayd ka waraabiyo.

Marxuum Seynab Xaaji Cali Baxsan ayaa ku guuleysatay bilo dhowr ah oo ay ku muteysatay suugaanta dhiiri gelinta leh iyo kuwa wadaniyadda ka hadlaya oo ay kal hore ku luuqeysay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip