Ciidanka xoogga dalka oo gobolka hiiraan ku dilay maleeshiyaad Al-shabaab ka tirsan

0
Monday October 19, 2020 - 15:09:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 419
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo gobolka hiiraan ku dilay maleeshiyaad Al-shabaab ka tirsan

    Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan kooxda Argagixisada Alshabaab ka bilaabay wadada u dhaxeeysa degmooyinka Buulabarde iyo Jalalaqsi halkaas lagu sheegay maleeyshiyaad ka mid ah Alshabab oo dadka safarka ah dhib ugu geestaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan kooxda Argagixisada Alshabaab ka bilaabay wadada u dhaxeeysa degmooyinka Buulabarde iyo Jalalaqsi halkaas lagu sheegay maleeyshiyaad ka mid ah Alshabab oo dadka safarka ah dhib ugu geestaan. Taliyaha qeybta 27-aad CXDS Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe iyo saraakil kale oo katirsan Qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay Khasaare xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka Argagaxisada al-shabaab kuwaasi oo ku dhuumaaleeysanayay inta udhexeeysay magaalooyinka Buulo-burde iyo Jalalaqsi ee gobolka hiiraan.
Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad G/le Sare Maxamuud Xasan Ibraahim (Baakaay) oo lahadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida  ayaa sheegay in jab la gaarsiiyay ka dib markii laga dilay 11- ka mid maleeyshiyadi burcada aheeyd ee caadeeystay dhaca dadka rayadka ah

Degaanka ay ciidanka xoogga dalka ku dileen maleeshaadka al-shabaab ayaa lagu magacaabaa buurweyn oo udhexeeya degmooyinka Buul-burde iyo Jalalaqsi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip