Saraakiisha Xoogga Dalka oo sheegay in la dilay Madaxii Howlgalinta Nabadiidka iyo 50 Maleyshiyaad ah

0
Thursday October 15, 2020 - 21:56:20 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1144
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Saraakiisha Xoogga Dalka oo sheegay in la dilay Madaxii Howlgalinta Nabadiidka iyo 50 Maleyshiyaad ah

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa weerar dagaal ah ku dilay ku dhawaad 50 Maleyshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo Madaxii Howlgalinta Nabadiidka ee Shabellaha Dhaxe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa weerar dagaal ah ku dilay ku dhawaad 50 Maleyshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo Madaxii Howlgalinta Nabadiidka ee Shabellaha Dhaxe
Dagaalkaan  ayaa dhacay galinkii Dambe ee shalay waxa uuna ka dhacay tuuladda Bululow ee Degmada Afgooye.

Saraakiil is tirsan Ciidanka kumaandooska Danab oo la hadlay Idaacada Ciidamada ayaa sheegay in dagaal shalay ka dhacay tuulada bululow lagu dilay in ka badan 50 Maleyshiyaad ah iyo horjoogihii howlgalinta Al-shabaab u qaabilsanaa gobolka Shabellada dhaxe.

Saraakiisha Danab ayaa Horjogaha la dilay waxa ay magaciisa ku sheegeen Cismaan Ciil Fiidow oo Nabadiidka u qaabilsanaa Howlgalinta 


Ugu dambeynti Saraakiisha Kumaandooska waxa ay sheegeen in gaari dheyno ah oo lagu daabulay meydadka Maleyshoyaadka iyo Horjogaha la dilay ay maanta Nabadiidka ku Aaseen tuulada buulo yareey shiiqaal oo ka tirsan Shabellada dhaxe


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip