Deg Deg Gen Odowaa oo sheegay in Howlgal gaar ah lagu dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0
Monday September 28, 2020 - 14:33:28 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Gen Odowaa oo sheegay in Howlgal gaar ah lagu dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab

    Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Leego ee Gobolka Shabellada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Leego ee Gobolka Shabellada Hoose.

Howlgalka uu ahaa Mid Qorsheysan ayaa Ciidanka Danab waxa ay ku dileen 7 Maleyshiyaad ah oo dadka degaanka ka qaadi jiray Lacagaha Baada.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage oo la Hadlay Idaacada Ciidamada ayaa Sheegay In Ciidamada Danab ay Xalay Saqdi dhaxe ay Howlgal Qorsheysan ka fuliyeen Degaanka Leego ee Gobolka Shabellada Hoose.

Generaal Odowaa Yuusuf Raage waxa uu tilmaamay in Howlgalka lagu Dilay ku dhawaad 7 ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab kuwaasi oo dadka ku dhaqan leego ka qaadi jiray lacago baad ah.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip