Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ku-Simaha Wasiirka Difaaca Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Saraakiil Ciidan "SAWIRRO"

0
Wednesday September 23, 2020 - 19:08:43 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ku-Simaha Wasiirka Difaaca Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Saraakiil Ciidan "SAWIRRO"

    Ku-simaha Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed Amar-dambe iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa saraakiil ka tirsan qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka tab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-simaha Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed Amar-dambe iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa saraakiil ka tirsan qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka tababar ugu soo xiray Magaalada Muqdisho.

Saraakiishan ayaa la siiyay tababar la xiriira howlaha ciidanka iyo hogaaminta ciidanka

Munaasabadda lagu soo gabagabeynayay tababarka waxaa ku sugnaa Danjiraha Dowladda UK ee Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsanaa Taliska Ciidamada Midowga Yurub ee Soomaliya oo tababarkan bixinayay.

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa wado qorshe lagu tayeynayo guud ahaan ciidanka xoogga dalka




 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip