Ciidanka Xoogga Dalka oo soo saaray Qaraxyo Nabadiidka Al-Shabaab

0
Wednesday September 16, 2020 - 13:02:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo soo saaray Qaraxyo Nabadiidka Al-Shabaab

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ay Maanta ay ka fuliyeen degaano hoostaga Degmada Awdheegle gobolka Shabellada Hoose waxa ay ku fashiliyeen Qaraxyo Miino ay Al-shabaab ku aaseen wadooyinka Soo gala Degmada Awdheegle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ay Maanta ay ka fuliyeen degaano hoostaga Degmada Awdheegle gobolka Shabellada Hoose waxa ay ku fashiliyeen Qaraxyo Miino ay Al-shabaab ku aaseen wadooyinka Soo gala Degmada Awdheegle

 

Taliyaha Ururka 66 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gaashaanle Axmed Maslax oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in ciidamada Xoogga Dalka ay howlgal kusoo saareen Qaraxyo ay nabadiidka ku Aasen wadooyinka soo gala Degmada Awdheegle

 

Sidoo kale Gaashanle Axmed Maslax ayaa tilmaamay in Howlgalka lagu dilay Qaar ka mid ah Maleyshiyada Al-shabaab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip