Ciidanka Xoogga Dalka oo khaarijiyay Horjooge Sare oo ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab.

0
Monday September 14, 2020 - 19:14:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 9
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo khaarijiyay Horjooge Sare oo ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay waxaa ay ku khaarijiyeen horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo u qaabilsanaa dhibaataynta shacabka ku dhaqan magaalooyinka Baydhabo iyo Bardaale ee gobo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay waxaa ay ku khaarijiyeen horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo u qaabilsanaa dhibaataynta shacabka ku dhaqan magaalooyinka Baydhabo iyo Bardaale ee gobolkaasi. Howlgalka oo ka dhacay meel khayaas ahaantii 45 KM dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo ayaa lagu dilay horjooge Ibraahim Macalin Cabdi,kaasi oo magaciisa is afgarashada Alshabaab lagu sheegay(Ibraahim Geney).

Ciidanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay 2 qori nuuca AK47 ah iyo Baaskoolada leh 8 qasnadood,sida uu ku soo waramay wakiilka warbaahinta Qaranka ee gobolka Bay Siraaji SHeekh Isxaaq.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip