Ciidanka Xoogga Dalka oo Bariire ku dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0
Monday September 14, 2020 - 17:38:42 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 16
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo Bariire ku dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab

    Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ciidanka lagu soo wargaliyay in ay ku dhuumaaleeysanayaan deegaan u dhaw Bariire.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ciidanka lagu soo wargaliyay in ay ku dhuumaaleeysanayaan deegaan u dhaw Bariire.
Ururka 143 ee Ciidanka Xooggga dalka ayaa weerar ku qaaday Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo si dhuumaaleysi ah dadka ku dhaqan tuulooyin hoostaga Bariire kaga qaadayay Lacago baad ah.
 
Taliyaha Ururka 143 ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Dhamme Axmed Xasan Siyaad ayaa sheegay in Howlgalka uu ahaa Mid qorsheysan isla markaana lagu dilay Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab
 
Dhamme Axmed xasan Siyaad waxa uu sheegay in Howlgalka lagu dilay ku dhawaad 12 ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip