Kumaandooska Dana boo Howlgal ku dilay Horjogayaal uu ka Mid yahay Horjogihii Nabadiidka u qaabilsanaa Gobolka Jubbada Hoose

0
Tuesday September 08, 2020 - 14:59:19 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kumaandooska Dana boo Howlgal ku dilay Horjogayaal uu ka Mid yahay Horjogihii Nabadiidka u qaabilsanaa Gobolka Jubbada Hoose

    Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga Jubbada Hoose ku dilay Horjogayaal iyo Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga Jubbada Hoose ku dilay Horjogayaal iyo Maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab

 

 

Kumaandooska Danab ayaa Howlgalka ka fuliyay Degaanada Dhisheeg waamo,Maroodi gubow,Dhaay unbow oo qiyaasti 75km u jirta Magaalada Kismaayo

Taliyaha Guutadda 16 ee Kumaandooska Danab Gaashaanle Ismaciil Cabdi Maalik Maalin oo la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegay in Ciidamada Danab Kumaandooska Soomaliya ay u daadteen Saldhigyada Nabadiidka Al-shabaab ku lahayeen degaano hoosta Gobolka Jubbada Hoose

Taliye Ismaciil waxa uu sheegay in ciidamada Danab ay Howlgalka ku dileen Labo Horjooge iyo 11 Maleyshiyaad oo ka tirsan Nabadiidka

Taliyaha Kumaandooska Soomaaliya ayaa Horjogayaasha Howlgalka lagu dilay waxa uu Magacyadooda ku kala sheegay Horjooge Xirow oo Nabadiidka Al-shabaab u qaabilsanaa degaanka Dhisheeg waamo, IYO Cabdi Maxamed Bashiir oo Nabadiidka Al-shabaab u qaabilsanaa gobolka Jubbada Hoose

Sidoo kale Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa bur buriye Saldhigyada Al-shabaab eedegaanadaasi ku lahayeen

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip