Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Beeniyay In Ciidanka ay kasoo Baxeen Degaano Katirsan Gobolka Baay.

0
Sunday August 09, 2020 - 22:24:42 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Beeniyay In Ciidanka ay kasoo Baxeen Degaano Katirsan Gobolka Baay.

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa been abuur kutilmaamay warar ay baahinayeen maalmahaan warbaahinta qaar kaasi oo ahaa in Ciidanka Xoogga Dalka ay faarujiyeen saldhigyo ay kulahaayeen Degaano katirsan Gobolka baay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa been abuur kutilmaamay warar ay baahinayeen maalmahaan warbaahinta qaar kaasi oo ahaa in Ciidanka Xoogga Dalka ay faarujiyeen saldhigyo ay kulahaayeen Degaano katirsan Gobolka baay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneeraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay inaysan jirin degaan Ciidanka xoogga ay kasoo baxeen islamarkaasna Ciidanka ay kusuganyihiin degaanada Goof-gaduud iyo Deeynuunaay oo katirsan Gobolka baay.               Taliye Odaawaa ayaa yiri majirto sabab Ciidanka Xoogga Dalka ay uga waxaan Degaano ay kusuganyihiin Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu diyaar uyahay inuu Dalka kasaaro cadawga Ummada Sooomaaliyeed  ee Al-Shabaab.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip