Faah Faahin Dheeraad ah Oo kasoo baxeeysa Ciidanka Xoogga Dalka Oo Shabeelada hoose Kudilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab.

0
Saturday August 08, 2020 - 19:22:03 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Dheeraad ah Oo kasoo baxeeysa Ciidanka Xoogga Dalka Oo Shabeelada hoose Kudilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab.

    Ciidanka xoogga dalka ayaa aroornimadii saaka ku kalahay degaanka sham-gare oo hoostaga degmada awdheegle gobolka shabeelada hoose kadib markii ciidanka ay kawarheleen maleeshiyaadk katirsan al-shabaab oo halkaasi isku uruursanayay ciidanka ayaa waxe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka ayaa aroornimadii saaka ku kalahay degaanka sham-gare oo hoostaga degmada awdheegle gobolka shabeelada hoose kadib markii ciidanka ay kawarheleen maleeshiyaadk katirsan al-shabaab oo halkaasi isku uruursanayay ciidanka ayaa waxeey qasaare xoogan gaarsiiyeen argagixisada.

16-maleeshiyaad ah oo 2-kamid ay yihiin horjoogayaal ayay ciidanka dileen degaankaasi sham-gare iyadoo qaar kamid ah meeydadka ay halkaas uga carareen.

Ciidanka xoogga dalka ayaa gobolada kawada howlgalo lagu sifeeynayo maleeshiyaadka al-shabaab

Kuwaasi oo jab xoogan loogu geeystay maleeshiyaadka argagixisada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip