Ciidanka Kumaandooska Xoogga Oo soo qabatay Horjoogayaashii Sirdoonka iyo Maxkamada EeGobolka Shabeelaha hoose,

0
Sunday July 12, 2020 - 19:34:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 872
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Oo soo qabatay Horjoogayaashii Sirdoonka iyo Maxkamada EeGobolka Shabeelaha hoose,

    Xili labadii maalin ee ugu dambeeysay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ay kawadeen howlgalo lagu bur-burinayay degaanada ay ku dhuumaaleeysanayaan maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ayaa howlgalkii baaritaanka ee ay manta kasameeyeen degaanada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili labadii maalin ee ugu dambeeysay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ay kawadeen howlgalo lagu bur-burinayay degaanada ay ku dhuumaaleeysanayaan maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ayaa howlgalkii baaritaanka ee ay manta kasameeyeen degaanada mubaarak iyo daarul-salaam waxeey kusoo qabteen horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab.
Howlgalka oo ay fulinayeen ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab iyo gor-gor ayaa waxeey gacanta kusoo dhigeen horjoogihii dhinaca sirdoonka gobolka shabeelada hoose Macalin Bilaal Jeeylaani Nuure iyo Cabdulaahi Maxamed Cabdi oo kamid ahaa horjoogayaasha sar –sare ee maxkamada gobolka shabeelada hoose sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska Xoogga Dalka G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin

Taliyaha ayaa sidookale sheegay in lasoo qabtay maleeshiyaad gaarayo 5 kuwaasi oo ay ciidanka howlgalka kusoo qabteen.

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska ayaa kordhiyay baacsiga maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip