Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Oo Howlgal Qorsheeysan ku Gaaray Degaanka Mubaarak Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

0
Saturday July 11, 2020 - 12:48:27 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Oo Howlgal Qorsheeysan ku Gaaray Degaanka Mubaarak Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

    Howlgalkaani ciidanka kumaandooska xoogga dalka ay kugaareen degaanka mubaarak oo hoostaga degmada aawdheegle ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa fulinaya guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee danab iyo guutada 17-aad kumaandooska xoogga dal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalkaani ciidanka kumaandooska xoogga dalka ay kugaareen degaanka mubaarak oo hoostaga degmada aawdheegle ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa fulinaya guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee danab iyo guutada 17-aad kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor. Ujeedka howlgala ayaa ah baacsiga maleeshiyaadka al-shabaab maleeshiyaadka ayaa intooda badan isaga cararay degaankaasi mubaarak kadib markii ay kawarheleen kumaandooska xoogga dalka oo gudaha ugalay.

taliyada guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka danab Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in ciidanka haatan ay baaritaano kawadaan degaankaasi kaasi oo ay ku xaqiijinayaan amaanka.

G/le Ismaaciil ayaa tilmaamay ciidanka xds inay howgalka kusoo qabteen horjoogihii argagixisada al-shabaab uqaabilsanaa degaanka mubaarak oo lagu magacaabo macalin cabdulaahi sidookale ciidanka ayaa dilay afar maleeshiyaad.

Taliyaha ayaa intaasi kudaray in ciidanka kumaandooska xoogga dalka wadooyinka ay kasoo saareen miinooyink argagixisada ay aaseen kuwaasi oo ay doonayeen inay kudhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip