Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka Oo Howgalo Kawada Tuulooyin katirsan Gobolka Shabeelaha hoose,

0
Friday June 26, 2020 - 09:37:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka Oo Howgalo Kawada Tuulooyin katirsan Gobolka Shabeelaha hoose,

    Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xalay ilaa saaka waxaa laga sameeyay degaano ay kamid yihiin Shaam, yuumbis Nuur-gare, Buulo-bashiir, Mubaarak, T

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xalay ilaa saaka waxaa laga sameeyay degaano ay kamid yihiin Shaam, yuumbis Nuur-gare, Buulo-bashiir, Mubaarak, Toora-tooroow,


Howlgalka oo ay siwada jir ah u sameeynayaan ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee danab iyo gor-gor ayaa waxeey ku bur-buriyeen goobo ay ku dhuumaaleeysanayeen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab kuwaasi oo gabi ahaan cagta lamariyay.

Ciidamadda ayaa sidookale waxeey howgalka kusoo furteen sanaad ciidan oo ay lahaayeen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ayaa waxeey caawiyeen dad ku sugnaa degaanada ay gaareen kuwaasi oo ay heeysatay xaalado caafimaad daro ah waxeeyna usameeyeen baaritaano caafimaad iyadoona ay siiyeen qofkii xanuunsan daawooyin maadaamaa ay ku adag ineey helaan daryeel caafimaad sida uu kusoo waramayo wariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliyeed Maxamed Cabdulaahi Shilaawe oo lasocda ciidamadda kumaandooska xoogga dalka.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip