Ciidamada Booliiska oo fashiliyay qarax lasoo dhigay laamiga hor mara Jaamacada Ummadda

0
Wednesday June 03, 2020 - 19:31:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 30
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliiska oo fashiliyay qarax lasoo dhigay laamiga hor mara Jaamacada Ummadda

    Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa saaka qarxiyay miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummaddaa Soomaaliyeed ee magaalada Muqidho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa saaka qarxiyay miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummaddaa Soomaaliyeed ee magaalada Muqidho.

Qaraxan ayaa la sheegay in ay arkeen dad ka agdhawaa halka lasoo dhigay, waxaana ciidamada booliiska oo lagu wargaliyay qaraxan ay xireen laamiga iyagoona mudo kadib ku guuleestay in si nabad galyo ah ay u qarxiyaan.

Ma jiro wax khasaaro ah oo ka dhashay qaraxan miino ee  lagu fashiliyay, waxaana qaraxa markii ay fashiliyeen ciidanka booliiska shacabka u ogolaadeen in ay laamiga isticmaalaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip