Taliyaha CXDS oo gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

0
Monday May 25, 2020 - 19:30:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha CXDS oo gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

    Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General: Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General: Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Safarka taliyaha uu ku soo gaaray Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ku wehliya saraakiil ka tirsan qaybaha 21-aad iyo 27-aad ee xoogga dalka sida Genaral Saalax yacquub oo ah Abaanduulaha qaybta 27-aad iyo Gaashaane Aadan Siyaad Cabdi Abaanduulaha Qaybta 21-aad.

Taliyaha ayaa markii uu soo gaaray Caabudwaaq waxaa uu booqasho salaan ah uu ku soo gaaray Guriga uu ka dagan yahay Degmada Caabudwaaq Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo kamdi ah Madaxda dhaqanka Siomaaliyeed







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip