Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Magaalada Guri-ceel kaga Qeybgalay kulan uu soo Abaabulay Maamulka Degmadaasi,

0
Sunday May 24, 2020 - 20:14:15 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Magaalada Guri-ceel kaga Qeybgalay kulan uu soo Abaabulay Maamulka Degmadaasi,

    Taliyaha Xoogga General Odawaa Yuusuf Raage oo Guriceel u joogay maalmahan howlo shaqo ayaa kulan uu soo agaasimey maamulka Guriceel ka qayb galey kaasi oo ahmiyadiisu aheyd is xog wareysi iyo Bogaadin ku aadan Howlaha ciidamada Xoogga Dalka iyo Guul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Xoogga General Odawaa Yuusuf Raage oo Guriceel u joogay maalmahan howlo shaqo ayaa kulan uu soo agaasimey maamulka Guriceel ka qayb galey kaasi oo ahmiyadiisu aheyd is xog wareysi iyo Bogaadin ku aadan Howlaha ciidamada Xoogga Dalka iyo Guulaha ay soo hooyeen .

Gudoomiyaha Guriceel Faarax Macalin cabdi "Fataate" ayaa taliyaha Xoogga ku bogaadiyay shaqada socota ee Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka Qaybtooda 21-aad ee Galmudug oo Guriceel ay ka mid tahay meelaha laga hirgaliyay Dugsiyada tababarka Ciidamada gaar Kuliyada Har-qaboobe oo ay kujiraan in Ku dhow Kun Askari .

Cabdulaahi Warsame /Guri-ceel









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip