Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gobolka Shabeelaha hoose Kudilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab,

0
Wednesday May 13, 2020 - 20:31:17 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 961
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gobolka Shabeelaha hoose Kudilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Argagixisada Al-shabaab,

    Howlgal ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ay ka fuliyeen degaano udhexeeyo degaanka janaale iyo degmada qoryooleey ee gobolka shabeelaha hoose ayaa lagu qaarijiyay horjoogihii argagixisada uqaabilsan degmada qoryooleey iyo degaanada hoosyimaado iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ay ka fuliyeen degaano udhexeeyo degaanka janaale iyo degmada qoryooleey ee gobolka shabeelaha hoose ayaa lagu qaarijiyay horjoogihii argagixisada uqaabilsan degmada qoryooleey iyo degaanada hoosyimaado iyo 5 maleeshiyaad ah.

Horjoogaha ciidamadda xoogga dalka howlgalka ay ku dileen ayaa lagu magacaabaa Cabdi Muxsin Shiikh Xuseen ( Abuu bakar) sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyeed s/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir.

Degaanada ciidanka xoogga dalka howglka ay kasameeyeen ayaa waxaa kamid ah Kabtan laas oo ah meel isgooys ah iyo tuulada buulo shiikh oo udhexeeyso janaale iyo dgmada qoryooleey ee gobolka shabeelaha hoose.

Ciidanka xoogga dalka ayaa kordhiyay weerada iyo howlgalada kadhanka ah maleeshiyaadka al-shabaab tan iyo inta ay dhalatay bisha barakeeysan ee ramadaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip