Duqayn ka dhacday Gobolka Baay oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

0
Saturday April 04, 2020 - 17:01:42 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 26
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqayn ka dhacday Gobolka Baay oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

    Shan xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Saacadihii lasoo dhaafay degaanka Xabaal- barbaar ee Gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shan xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Saacadihii lasoo dhaafay degaanka Xabaal- barbaar ee Gobolka Baay.

Weerarkan oo ay iska kaashadeen Ciidanka xoogga Dalka iyo howl-galka Maraykanka ee Africa (Africom) ayaa ahaa mid si weyn looga taxaddaray in aysan dhibaato kasoo gaarin Dadka rayadka ah.

War kasoo baxay Dowladda Soomaaliya iyo Africom ayaa lagu sheegay in ay sii wadi doonaan duqeymaha ka dhanka ah Argagixisada, iyagoo ka feejigan in ay waxyeello soo gaadho Dadka rayadka ah ee goobahaasi ka ag dhow.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip