Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gobolka Bakool Kudilay Horjoogihii Gobolkaasi Uqaabilsanaa Maleeshiyaadka Al-shabaab,

0
Thursday April 02, 2020 - 19:16:44 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gobolka Bakool Kudilay Horjoogihii Gobolkaasi Uqaabilsanaa Maleeshiyaadka Al-shabaab,

    Ciidanka xoogga dalka oo howgla kafuliyay degaanka ceel-cali degmada xudur ee gobolka bakool ayaa waxay kudileen horjooge katirsan maleeshiyaadka al-shabaab kaasi oo lagu magacaabo (Aflaaw) horgahaasi oo ahaa horjoogihii howlgalada argagixisada uqaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka oo howgla kafuliyay degaanka ceel-cali degmada xudur ee gobolka bakool ayaa waxay kudileen horjooge katirsan maleeshiyaadka al-shabaab kaasi oo lagu magacaabo (Aflaaw) horgahaasi oo ahaa horjoogihii howlgalada argagixisada uqaabilsanaa gobolka bakool.

Taliyaha Guutada 9aad Qaybta 60aad Xoogga Dalka G/le Mukhtaar Maxamed Cabdulaahi (Geeseey) ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in howlgalka uu yimid kadib markii maleeshiyaadka al-shabaab ay afduubteen mooto nooca xamuulka ah iyo wadihii waday taasi oo dad shacab ah ku shaqeeysanjireen

G/le Geeseey ayaa tilmaamay mootadii ay dhaceen wadihii iyo sadax qof oo kale oo ay afduub ahaan uhaysteen iyo Qoriga Horjoogaha oo noociisu yahay Ak 47 iyo rasaas badan  in ay kasoo furteen kuwaasi oo haatan gacanta ugu jia ciidanka xoogga dalka.












Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip