Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kahortagay Qaraxyo Argagixisada ay Kusoo Xireen lo, Kadib Howlgal ay Kasameeyeen Degaanka Janaale,

0
Tuesday March 31, 2020 - 23:02:16 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kahortagay Qaraxyo Argagixisada ay Kusoo Xireen lo, Kadib Howlgal ay Kasameeyeen Degaanka Janaale,

    Maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ayaa bilaabay inay qaraxyada naf haligista ah ay u adeegsadaan duunyada ladhaqdo sida Lo,da IWM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ayaa bilaabay inay qaraxyada naf haligista ah ay u adeegsadaan duunyada ladhaqdo sida Lo,da IWM. Kadib markii lawaayay dadkii ay qaldijireen maleeshiyaadka Al-Shabaab kuwaasi oo ay u adeegsanjireen qaraxyada naf haligista ah oo ay shacabka Soomaaliyeed kudhibaateeyaab ayay argagixisada bilaabeen inay qaraxyadaasi u adeegsadaan Xayawaanaadka  dad la jooga ah.                              Degaanka Janaal ee Gobolka shabeelaha hoose oo dhawaan Ciidanka xoogaa dalka ay kasaareen argagixisada ayay maanta Ciidanka xoogaa dalka kahortageen qaraxyo argagixisada ay kusoo xireen labo neef oo Lo, ah  Ciidanka oo aad u adkeeyay amaanka Janaale ayaa dareemay in lo,da ay kuxiranyihiin qaraxyo waxayna kuguuleeysteen in Shacabka degaanka ay kabad baadiyaan sida ay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u xaqiijiyay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.      Degaanka waxaa maalmihii lasoo dhaafay kusugan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage kaasi oo kuhowlan dar dargalinta howlgalada ciidanka Xoogga Dalka argagixisada Dalka uga xoreeynayaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip