Qarax kadhacay Magaalada Jilib oo Horjoogayaal Sarsare Oo Argagixisada katirsan kuGeeriyodeen,

0
Tuesday January 07, 2020 - 19:19:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax kadhacay Magaalada Jilib oo Horjoogayaal Sarsare Oo Argagixisada katirsan kuGeeriyodeen,

    Wararka naga soo gaaraya Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya inuu kadhacay Qarax aad uxoogan kaasi oo kadhacay guri kuyaala magaaladaasi oo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab ay kudiyaarinayeen waxyaabaha qarxa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya inuu kadhacay Qarax aad uxoogan kaasi oo kadhacay guri kuyaala magaaladaasi oo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab ay kudiyaarinayeen waxyaabaha qarxa.

Qaar kamid kamid ah dadka degaanka ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida usheegay guriga qaraxa uu kadhacay ay deganaayeen Horjoogayaal argagixisada katirsan kuwaasi oo waxyeelo kasoo gaartay.

Saraakiil katirsan Qeybta 43aad Ciidanka Xoogga ayaa inoo shegay qaraxa kadhacay magaalada Jilib inuu kugeeriyooday horjooge udhashay dalka Koonfur Afrika kaasi oo qabilsanaa tababarada maleeshiyaadka kashaqeeya qaraxyada Ummadd Soomaaliyeed lagu dhibaateeyo iyo horgoogayaal kale kuwaasi oo magacyadooda dib aan kasoo sheegidoono.

Balse arintaan ayaa kusoo beegmeeyso xili ay is ugaarsanayaan horjoogayaasha maleshiyaadka argagixisada Al-shabaab.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip