Dalka Itoobiya oo maanta ka furmayo Shir looga hadlayo Ammaanka Afrika

0
Saturday April 16, 2016 - 10:04:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Itoobiya oo maanta ka furmayo Shir looga hadlayo Ammaanka Afrika

    Waxaa Magaalada Baxardaar ee Dalka Itoobiya maanta ka furmaya Shirkii 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa),kaas oo ay ka qeyb galayaan inta badan Hogaamiyaasha Qaaradda Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Baxardaar ee Dalka Itoobiya maanta ka furmaya Shirkii 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa),kaas oo ay ka qeyb galayaan inta badan Hogaamiyaasha Qaaradda Afrika.

Shirka ayaa Soomaaliya waxaa uga qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wakiil ka socda Maamulka Somaliland.

Shirka ayaa inta uu soconayo waxaa looga hadli doonaa Amaanka Qaaradda iyo sidoo kale sidii Afrika ay iskaga kaashan laheyd Amaanka wadamadeeda.

Soomaaliya ayaa sidoo kale ka mid ah Ajandaha Shirka MaantaTana High-Level Forum on Security in Africa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip