Madaxweyne Xasan Sheikh oo maamulada Galmudug iyo Puntland ugu baaqey in ay daryeelaan Caruurta ay qaldeen kooxda al-shabaab

0
Wednesday April 13, 2016 - 09:11:31 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheikh oo maamulada Galmudug iyo Puntland ugu baaqey in ay daryeelaan Caruurta ay qaldeen kooxda al-shabaab

    Madaxweynaha Jamuuriyada Fadareelka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxa uu ka Hadley caruurta ay lugooyeen kooxda al-shabaab isagoona sheegey caruurtaasi ay yihiin jiilkii bari soo kici lahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamuuriyada Fadareelka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxa uu ka Hadley caruurta ay lugooyeen kooxda al-shabaab isagoona sheegey caruurtaasi ay yihiin jiilkii bari soo kici lahaa ee an ficilahaa dalka.

Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Masuulyiinta Maamulada Puntland iyo Galmudug oo gacanta ku qabtey Caruurtaasi yar yare e soo afduubteen kooxda al-shabaab dagaalka galiyay waxa uuna ka codsadey in ay xanaaneeyaan caruurtaasi .

Madaxweynaha Jamuuriyada Fadareelka Soomaaliya ayaa baaq u direy waalidiinta dhalay caruurtaasi isagoona ugu baaqey in ay soo doontaan caruurta laga soo afduubtey

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxa uu bogaadiyay guulaha is daba jooga ah ay ciidamada xooga dalka Soomaaliyed ay ka gaarayaan Kooxda al-shabaab oo hada ku sugan Gobolo Fara ku tiris ah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip