Warmurtiyeed laga Soo Saarey shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

0
Tuesday April 12, 2016 - 14:02:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warmurtiyeed laga Soo Saarey shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

    Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka madashad wadatashiga Qaranka oo la soo gabo gabeeyay, kaasi oo la isku raacay in la dhiso labo guddi doorasho oo midkood yahay heer Qaran, halka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka madashad wadatashiga Qaranka oo la soo gabo gabeeyay, kaasi oo la isku raacay in la dhiso labo guddi doorasho oo midkood yahay heer Qaran, halka mid kale uu noqonayo heer gobol, waxaana xulista labada aqal hor mari doono aqalka sare ee baarlamaanka, iyadoo isku meel ay doorashada ka dhaceyso, gaar ahaan xarumaha dowlad goboleedyada.

Hoos ka akhriso

Madasha-123



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip