Ciidanka Xoogga oo khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose

0
Monday October 06, 2025 - 16:48:49 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 30
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga oo khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose

    Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah nabadiidka, ayaa Khawaarijta ka saaray deegaanno horleh oo hoostaga degmada Awdheegle, kuwaas oo ay ka mid tahay Tuulada Tawakal, oo ay Khawaatijtu ku dhuumaaleysanayeen muddooyinkii dambe,Ciidanka ayaana ka saaray godadkii ay gabaadka ka dhiganayeen.

Howlgalka Wajiga sedaxaad ee Duufaanta Aamusan ayey Ciidanku ku bartilmaameedsanayaan goobaha ay Khawaarijtu isku aruursanayaan, si looga taqaluso dhagartooda, islamarkaana loo soo celiyo nabadda iyo xasilloonida.

 

 

   




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip