Taliyaha Ciidanka Badda XDS Gen Cabduwahaab Cumar oo Kulan la Qaatay Dhigiisa Turkiga

0
Thursday July 24, 2025 - 14:05:40 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Badda XDS Gen Cabduwahaab Cumar oo Kulan la Qaatay Dhigiisa Turkiga

    Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS Gen Cabduwahaab Cumar oo ku sugan dalka turkiga ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Dhigiisa Dalka Turkiga Admiral Ercüment Tatlioğlu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS Gen Cabduwahaab Cumar oo ku sugan dalka turkiga ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Dhigiisa Dalka Turkiga Admiral Ercüment Tatlioğlu.
Gen Cabduwahaab Cumar iyo Admiral Ercüment Tatlioğlu ayaa ka wada hadlay Hormarinta iyo Qalabeynta Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip