Share with your friends via email

Taliyaha Ciidanka Badda XDS Gen Cabduwahaab Cumar oo Kulan la Qaatay Dhigiisa Turkiga

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS Gen Cabduwahaab Cumar oo ku sugan dalka turkiga ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Dhigiisa Dalka Turkiga Admiral Ercüment Tatlioğlu.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip