Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Ka Qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah ee Warshadaha Difaaca IDEF 2025

0
Wednesday July 23, 2025 - 22:49:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Ka Qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah ee Warshadaha Difaaca IDEF 2025

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah ee Warshadaha Difaaca (IDEF 2025), magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah ee Warshadaha Difaaca (IDEF 2025), magaalada Istanbul ee dalka Turkiga
Bandhiggan oo ah kii 17-aad ee noociisa ah, ayaa socon doona ilaa 27-ka Luulyo 2025.
Wasiir Fiqi ayaa maanta booqday qaar kamid ah shirkadaha hormuudka u ah soo saarista qalabka difaaca, oo ay ka mid yihiin MKE, İpek Savunma iyo BMC.
 
 
 
 
 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip