Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Ka Qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah ee Warshadaha Difaaca IDEF 2025
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah ee Warshadaha Difaaca (IDEF 2025), magaalada Istanbul ee dalka Turkiga