CIIDANKA DOWLADDA GOBOEEDKA PUNTLAND OO GUULO KA GAARAY HAWLGALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA DAAC1SH

0
Friday June 13, 2025 - 17:27:43 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 66
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIIDANKA DOWLADDA GOBOEEDKA PUNTLAND OO GUULO KA GAARAY HAWLGALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA DAAC1SH

    Ciidamada Dowladda Goboleedka Puntland ayaa tan iyo saaka si guul leh uga wadaan hawlgal sifeyn ah oo ka dhan ah firxadka argagixisada Daac1sh kuwaas oo ku dhuumaaleysanaya buuraleyda Cal Miskaat.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Dowladda Goboleedka Puntland ayaa tan iyo saaka si guul leh uga wadaan hawlgal sifeyn ah oo ka dhan ah firxadka argagixisada Daac1sh kuwaas oo ku dhuumaaleysanaya buuraleyda Cal Miskaat.
Hawlgalkan oo si taxaddar leh loo qorsheeyay, waxaa qeyb ka ah diyaaradaha dagaalka kuwaas oo taageero xoogleh siinaya ciidanka, si loo xaqiijiyo burburinta meelaha ay argagixisadu ku dhuumanayaan iyo in gebi ahaanba laga saaro deegaanka firxadkooda.
Ujeeddada hawlgalka ayaa ah xaqiijinta amniga deegaanka Cadalle iyo Togga Baallade, isla markaana lagu ciribtiro khatarta kooxaha argagixisada ee halista ku ah shacabka iyo degganaanshaha gobolka.
Wararka hordhaca ah waxay muujinayaan in ciidamada ay horumar weyn sameeyeen, isla markaana gacanta ku dhigeen meelo muhiim ah oo ay horey u joogeen firxadka Daac1sh.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip