
Deg-deg Ciidamada Dowladda Goboleedka Puntland oo Soo Afjaray Koox Ka Tirsan Khawaarijta oo Ku Jirtay Godka Ceelka Miiraale
Ciidamada Dowladda Goboleedka Puntland ayaa gebi ahaanba soo afjaray koox ka tirsan Khawaarijta Daac1sh, kuwaas oo in ka badan toddobaad ay ciidamada ku hareereysnaayeen god ku yaalla dusha sare ee ceelka Miiraale. Dagaal kadib, ciidamada ayaa laayay maleeshitaadkii kooxda khawaarijta ee ku sugnaa gudaha godka, halka qayb kale oo kamid ahayd kooxdaas ay naftooda haligeen iyagoo is qarxiyay
Deg-deg Ciidamada Dowladda Goboleedka Puntland oo Soo Afjaray Koox Ka Tirsan Khawaarijta oo Ku Jirtay Godka Ceelka Miiraale
Ciidamada Dowladda Goboleedka Puntland ayaa gebi ahaanba soo afjaray koox ka tirsan Khawaarijta Daac1sh,