ku Xigeenka Xeerilaaliyaha Guud Ciidamada Qalabka Sidayaa waxa uu boqday Gutada 29 ee daljir

0
Tuesday June 18, 2024 - 18:02:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ku Xigeenka Xeerilaaliyaha Guud Ciidamada Qalabka Sidayaa waxa uu boqday Gutada 29 ee daljir

    Ku Xigeenka Xeerilaaliyaha Guud Ciidamada Qalabka Sida Xasan Siyaad Maxamed (Hassan Tarsad) ayaa waxa uu boqday Gutada 29 ee daljir ururka 291aad uu fadhigodu yahay dagmada buuloburte ee gobalka hiiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku Xigeenka Xeerilaaliyaha Guud Ciidamada Qalabka Sida Xasan Siyaad Maxamed (Hassan Tarsad) ayaa waxa uu boqday Gutada 29 ee daljir ururka 291aad uu fadhigodu yahay dagmada buuloburte ee gobalka hiiraan
waxana kuso dhawey G/le Cali Cadde Xasan  maxamed siyad ( xasan tarsan ) ku xigeenka xeerilaliyaha guud ee cidamada qalabka sida ayaa cidamada ku amanay gulaha ay mar waliba kaso hoyan cadawga khawarijta alshabab
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip