Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal sifeyn ah ka sameeyay daafaha magaalada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan.
Ciidanka kumaandoska Gor-gor iyo ilaalo Qaran Ayaa ka sameeyey howlgal sifeyn ah Degmadda Buula barde Daafaheeda
Howlka ayaa waxaa siwadajir ah u hogaaminaaye Taliyaha Ururka 291aad ilaalo qaran G/le Cali Cadde iyo Abaanduulaha ururka 8aad guutada 18aad kum gorgor L/X/LE Naqiib Abdullahi Hersi iyagoo soomaray Tuulooyinka hoostaga Deg Buula barde Degaanadaas waxaa kamid ah biyo madoobe aarlees qurac jiif ilaa jiinka wabiga