Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday askari katirsan Ciidamada dowladda.

0
Tuesday April 13, 2021 - 16:47:54 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday askari katirsan Ciidamada dowladda.

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27-aad ee milatariga Soomaaliyeed ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsan Ciidamada dowladda ,oo qof Shacab ah ku dilay duleedka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27-aad ee milatariga Soomaaliyeed ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsan Ciidamada dowladda ,oo qof Shacab ah ku dilay duleedka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Gobalka hiiran ayaa Maanta u fariisatay dhageeysiga Dacwadda Dable Galad Xaashi Warsame oo katirsana Ciidamada Dowladda Soomaaliya Gaar ahaan NabadSugida, kaa oo lagu helay dilka qof Shacab ahaa

Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad Gashaanle Maxamed Aamiin oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay in Dable Galad Xaashi Warsame lagu riday xukun dil toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa waxaa ay horay xukuno kala duwan ugu riday askar katirsan Ciidanka dowladda iyo Xubno kamid ah Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu helay dambiyo kala duwan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip