Wasiiro ka tirsan Dowlada federaalka oo cadaado gaaray goordhow. (SAWIRO)
Waxaa Maanta Magaalada Cadaado soo gaarey Wasiiro ka socda Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya kuwaas oo uu kusoo dhaweeyey Cadaado Wasiisrka Arimha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xussen oo isagu sii joogey degmada
.Wasiirada Maanta Cadaado Gaarey waxaa Kamid ahaa C/raxmaan Yuusuf Caynte Wasiirka qorsheynta iskaashiga Caalamiga ah,Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha C/raxmaan Dheere iyo Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Axmed Cali Kediye.
Cadaado waxaa ka socda Shirka Maamulka loogu samaynayo labada Gobol ee Gal Gaduud iyo Mudug waxaana la filayaa in Wasiiradaan ay Cadaado u yimaadeen sidii loo dar dar gelin lahaa Shirkaan oo la filayo in dhawaan si rasmi ah Ergada loo soo xulu loona guda galo.