Ergayga gaarka ah Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Qarixii Garoowe.

0
Monday April 20, 2015 - 13:33:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergayga gaarka ah Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Qarixii Garoowe.

    Ergayga Gaarkaa ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa Cambaareeyay Weerarkii Qaraxa loo Adeegsaday ee Saaka ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland,kaas oo lagu qaaday Xaruumah Hay'adda UN-ka ee Magaalada Garoowe a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergayga Gaarkaa ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa Cambaareeyay Weerarkii Qaraxa loo Adeegsaday ee Saaka ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland,kaas oo lagu qaaday Xaruumah Hay'adda UN-ka ee Magaalada Garoowe ay ka dagan yihiin.

Nicholas Kay ayaa Weerarkaasi ku Tilmaamay mid Argagixiso waxaana uu intaa raaciyay in ay QM ka Xun tahay.

Weerarka ka dhacay Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 Ruux oo ay kamid yihiin Shaqaale u shaqeenayay QM.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip