Shirka Caalamiga ee Iskaashiga amniga oo ka furmey magaalada Caqaba ee dalka Urdun

0
Sunday April 19, 2015 - 14:57:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1489
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Caalamiga ee Iskaashiga amniga oo ka furmey magaalada Caqaba ee dalka Urdun

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo ku saabsan amniga oo maanta ka furmey magaalada Caqaba ee dalka Urdun.

Waxaa shirkan lagu gorfeynaya qaababka ugu habboon ee degdegga ah, ee dalalkan isaga kaashan karaan sugidda ammaankooda iyo kan caalamka.

Shirkan ay martigelineyso Boqortooyada Urdun, ayaa maxaa madaxda ka qeybgaleysa ka mid ah hoggaamiyeyaasha Djibouti, Kenya, Tanzania iyo wufuud kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip